Ahlusunnah Waljama'a Network

قال الله تعالى قل هل يستوي الذين يعلمون والذين لا يعلمون

21. meeqo Sanuu jiray Markuu Nabiga Waxyiga Sayid Jibril ku so dajiyay.
J= wuxuu jiray 40 sano.
22. sheeg Magaca Godka uu ku Cibaadaysan jiray Nabiga CS.
J= Qaaru Xiraa Ayaa La Oran jiray.
23. Sheeg Buurta uu ku Yaal Gaaru Xiraa.
J= Jabalu Nuur.
24. Nabiga Yaa loo soo Saaray (loo soo diray) umadee
J= dhamaan Dadka Aduunka ayaa loo soo bixiyay.
25. Qaabkee Ahayd Dacwada ugu yeerida Diinka Bilowgiisa.
J= Qaab sir ah ayay ahayd .
26. Bilowgii Diinku Xagee kula kulmi jiray NabigaCS Saxabada. Rc
J= Guri La Yiraahdo ; Daarul-Arqam.
27. Muddo intee La Eg ayaa diinta Sir lagu Faafinayay
J= 3 sanadood.
28- sheeg Ruuxa ka difaci jiray Gaalada Reer Makka Nabigana Calayhi Salatu wasalam.
iyo Qofka ugu Darna Xagga dhibka Rasuulka NNKH.
J= Adeer-kiisa Abaa Daalib (Difaci jiray) iyo Adeerkisa Abaa Lahab. (Dhibi Jiray)
29- Sanadii Shanaad ee ka Soo waregatay SooSaarista Nabigena , Saxabadu way jihroodeen
ee Xagay u Haajireen , Muxuuse Suubanaha ku xushay(doortay) meesha inay Saxaabadu u Haajiraan/
J= Waxay u Hijroodeen Xabasha . waxaa Ka talin Jiray Boqor Caadila .
30- Sanadii 10-naad ee laga Joogo Bictha-da Nabigeena
Waxaa Suubanaha ka Baxay(oo Geriyoday) 2-shakhsi oo Daafici Jiray waa Ayo
Sanadaasna Maxa loogu Magac Daray /
J= waa Adeer-kisa Abaa Daalib iyo Xaaskiisa Sayida Khadiija RC.

Share 

Comment

You need to be a member of Ahlusunnah Waljama'a Network to add comments!

Join this Ning Network

© 2009   Created by Admin -- Maryan on Ning.   Create a Ning Network!

Badges  |  Report an Issue  |  Privacy  |  Terms of Service

Sign in to chat!