Ahlusunnah Waljama'a Network

قال الله تعالى قل هل يستوي الذين يعلمون والذين لا يعلمون

11. NayNaasta ama Laqabka Nabiga sheeg/
J= RunLowga La Aaminay. (SaadiqulAmiin).
12. Muxuu ka shaqeeyay Nabigu Dhalinyaranimadiisa.
J= Ganacsi .
13. sheeg Xaaskisa 1-aad Nabiga Salla Allahu Calayhi waSallam.
J= waa Sayida khadiija Bintu khuwaylad, Allah ka Raali Noqde.
14. Waa Qofma Ruuxa uga Faalooda Amaanada iyo Dabeecad wanaaga(Akhlaawda) Nabiga Sayida khadiija RC.
J= waa Maysara.
15. Meeqa Sanuu Jiray Rasuulka SCW . Markuu Guursanayay
J= wuxuu jiray 25 sano.
16. imisaa ayay jirtay Sayida khadiija Markuu suubanaha Guursanayay.
J= 40 sano.
17. Caruurta Nabiga waa Meeqo. Rag iyo Dumarba.
J= waa Todobo.
18. sheeg Magacyada wiilasha.
J= Qasim , Cabdullahi(Tayib..dhahir) , Ibrahim.
19. sheeg Magacyada Caruurta Rasuulka ee Hablaha.
J= Fatima, Zaynab , Ruqaya, umu Kalthom.
20. sheeg Magaca Hashi uu watay Nabiga Markuu u soo Hajiray Madina
J= Magaceedu waa Quswaa' .

Intii Kasoo jawaabtay asbuucaan aad ayay u mahadsan yihiin. Ilaahay ajar haka siiyo.

Share 

Comment

You need to be a member of Ahlusunnah Waljama'a Network to add comments!

Join this Ning Network

© 2009   Created by Admin -- Maryan on Ning.   Create a Ning Network!

Badges  |  Report an Issue  |  Privacy  |  Terms of Service

Sign in to chat!