Ahlusunnah Waljama'a Network

قال الله تعالى قل هل يستوي الذين يعلمون والذين لا يعلمون

1.Goormee (Taariikhde) Ayuu Dhashay Nabi Muxamed ,
Calayhi Salatu wasalam.
J= Maalin Isniin-12-Rabiicul-awal(Mowliid u Naqaan).
2. Sheeg Magaca Hooyada Rasuul-ka(NNKH) oo sadexan /
J= Aamina Bint Wahab.
3. Halkeeba Lagu Dhalay Suubanaha Nabi Muxamed(csw).
J= Makka Al mukarama.
4. Qoladee Buu Ka Dhashay Nabiga NNKH.
J= Quraysh oo Reer Cadnan .
5. Abtirka(tiriska) Nabiga Xagee Buu Galaa ..
J= Nabi Ismaaciil oo ah wiilka Nabi Ibraahim (c.s).
6. Nabiga Asigoo Uurka Lagu sido Ayaa Aabihi Geeriyooday Hadaba Yaa Kafaalad Qaaday oo Barbaariyay .
J= Awoowgiis Cabdul-mudalib.
7. sheeg Magacyada Haweenka Nuujiyay Rasuulka C.SW.
J= Thuweyba iyo Xaliimatu-Sacdiya.
8. Suubanaha(csw) Muxuu ka shaqeeyay Kadib Kolkay Hooyadiis la Ooofsaday
J= Ari Raacid Ayuu ka shaqaynayay.
9. Da'diisa imisey Ahayd Safarkisi ugu Horeeyay Markuu u raacay Adeerkisa Abaa dhaalib dhulkaas Shaam ee dhanka Qudus.
J= Da'diisu waxay ahayd 12.sano.
10. waa Maxay Magaca Raahibka Arkay(Gartay) Khaatimu Nubuwaha Nabigena Isagoo Yar.
J= waa Buxayraa.

Share 

Comment

You need to be a member of Ahlusunnah Waljama'a Network to add comments!

Join this Ning Network

© 2009   Created by Admin -- Maryan on Ning.   Create a Ning Network!

Badges  |  Report an Issue  |  Privacy  |  Terms of Service

Sign in to chat!