Ahlusunnah Waljama'a Network

قال الله تعالى قل هل يستوي الذين يعلمون والذين لا يعلمون

Featured Blog Posts (4)

Admin -- Maryan Taariikhda imaam axmed bin xanbal oo muujineysa in u ahaa imaam ahlu-sunna waljamaaca ah‏

Waxaa qoraalkaan muhiimka ah Noo soo diyaariyaya Ustaad/Osman S.Hersi (Phoilosoph) ilaahbaa mahad leh..allahaasoo kareeban in jiho ama jismi loo yeelo amaloo ekeysiiyo uunkiisa ..nabad iyo naxariis nabi maxamed korkiisa allaha kayeelo iyo asxabtiisa suubaneyd..amiin intaa kadib; Imaam axmed ibn xanbal ..iyo sida uu uga bari,a uga ahaa mujasam-nimada iyo mushabaha intaba ee ay wahaabiyadu uxanbaariyaan in uu ku aragti ahaa ..waana arin been ah . taariikhda imaam axmed ibn-xanbal iyo waxContinue

Added by Admin -- Maryan on December 20, 2009 at 5:42pm — No Comments

Nabaddoon WAHAABBIYADA & CAQIIDADDA AL-SHABAAB EE LAGA SOO MINGUURIYAY JASIIRATAL CARAB

Ilaahay baa mahad leh ..allahaasoo abuuray koonka oo idil ..jirayna koonkaas ka hor.. jiridoonana.. allaahaasoo kaweyn in meel laqotomiyo ama wax loo ekeysiiyo (laysa kamith-lihi shey,un).. nabad iyo naxariis nabigeenna maxammed CSW baa leh ..ee ahaa iftiimiyihii koonkaan loosoo diray ..dhammaan muslimiinta soomaaliyeed waa salaamantihiin salaanta islaamka ..salaama calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu !!..kadib; Waxaan isku dayahayaa in aan aad usoo gaabsho maqaalkeyga ..aqristoow ii dulqContinue

Added by Nabaddoon on August 17, 2009 at 3:27pm — 3 Comments

Admin -- Maryan Al Caqiidatu Nasafiyyah


Sheekh Abuukar Xasan Maalim

العقيدة النسفية قال النسفي رحمه الله: قالَ أهلُ الحقّ: حقائقُ الأشياءِ ثابتةٌ، والعلمُ بها مُتَحققٌ خلافًا للسوفسطائية. وأسبابُ العلمِ للخلقِ ثلاثةٌ: الحواسُّ السليمةُ، والخبرُ الصادقُ، والContinue

Added by Admin -- Maryan on November 17, 2009 at 11:30pm — No Comments

Admin -- Maryan Al-Caqiidah Ad-Daxawiyah (Af soomaali)

al-Caqiidah ad-Daxawiyah Waxaa Qoray: Al-Imam Al-Daxawi, Abu Jacfar al-Warraaq Waxaa Turjumay: Sh. Dr. Hersi aw Mohamed ARARTA TURJUMAANKA Waxaan dhammaan aqristayaasha ogaysiinayaa in aan intii tabartayda ah isku deyay in aan macnihii dhabta ahaa u soo gudbiyo aqristaha Soomaaliyeed, hase ahaatee ay labada af (somaliga iyo carabigu) waxyaabo ku kala duwanyihiin, sidaa darteed, haddii aan ka baqo in macnaha erayga carabiga ahi xambaarsanyahay aanuu erayga soomaaliga ahi qaadi karin, waxaan ku de… Continue

Added by Admin -- Maryan on May 13, 2009 at 11:34am — 3 Comments

© 2009   Created by Admin -- Maryan on Ning.   Create a Ning Network!

Badges  |  Report an Issue  |  Privacy  |  Terms of Service

Sign in to chat!