Ahlusunnah Waljama'a Network

قال الله تعالى قل هل يستوي الذين يعلمون والذين لا يعلمون

All Blog Posts (82)

Admin -- Maryan Taariikhda imaam axmed bin xanbal oo muujineysa in u ahaa imaam ahlu-sunna waljamaaca ah‏

Waxaa qoraalkaan muhiimka ah Noo soo diyaariyaya Ustaad/Osman S.Hersi (Phoilosoph) ilaahbaa mahad leh..allahaasoo kareeban in jiho ama jismi loo yeelo amaloo ekeysiiyo uunkiisa ..nabad iyo naxariis nabi maxamed korkiisa allaha kayeelo iyo asxabtiisa suubaneyd..amiin intaa kadib; Imaam axmed ibn xanbal ..iyo sida uu uga bari,a uga ahaa mujasam-nimada iyo mushabaha intaba ee ay wahaabiyadu uxanbaariyaan in uu ku aragti ahaa ..waana arin been ah . taariikhda imaam axmed ibn-xanbal iyo waxContinue

Added by Admin -- Maryan on December 20, 2009 at 5:42pm — No Comments

Muxiyadin macalim maxamud Qofka ugu danbeeya oo janada galidoona

عن أنس عن بن مسعود أن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال آخر من يدخل الجنة رجل فهو يمشي مرة ويكبو مرة وتسفعه النار مرة فإذا ما جاوزها التفت إليها فقال تبارك الذي نجاني منك لقد أعطاني الله شيئا ما أعطاه أحدا من الأولين والآخرين فترفع له شجرة فيقول أي رب أدنني من هذه الشجرة فلأستظل بظلها وأشرب من مائها فيقول الله عز وجل يا بن آدم لعلي إن أعطيتكها سألتني غيرها فيقول لا يا رب ويعاهده أن لا يسأله غيرها وربه يعذره لأنه يرى مالا صبر له عليه ، فيدنيه منها فيستظل بظلها ويشرب من مائها ثم ترفع له شجرة هي أحس… Continue

Added by Muxiyadin macalim maxamud on December 16, 2009 at 5:59am — No Comments

Admin -- Maryan Su'aalihi Bilihii Hore iyo Jawaabohoodii

Sua'aalo Waxaa yiray isbuucii halmar lasoo daabici jiray si ay uga qayb qaataan memberska ka tirsan Ahlusnnah Network. Firaaqo iyo ka qaybqaadasho yari dartood Suaalihii waa la joogiyay.. Marka waa kuwaana qaybihii hore ee sua'aalah qofkii raba inuu ka faidayto. 1.Goormee (Taariikhde) Ayuu Dhashay Nabi Muxamed , Calayhi Salatu wasalam. J= Maalin Isniin-12-Rabiicul-awal(Mowliid u Naqaan). 2. Sheeg Magaca Hooyada Rasuul-ka(NNKH) oo sadexan / J= Aamina Bint Wahab. 3. Halkeeba Lagu Dhalay Suubana… Continue

Added by Admin -- Maryan on December 3, 2009 at 3:32pm — No Comments

Jamac Maxamed OGEYSIIS 2/12/2009 - MAALIN XASUUS MUDAN SANNAD-GUURADII KA SOO WAREEGTEY KACDOONKII CULIMADA AHLU-SUNNA WAL-JAMAACA

Taariikhdu markay tahay 2/12/2009, War-baahinta Mustaqiim waxay Akhriste-yaasheeda iyo dhageyste-yaasheeda Sharafta leh u soo bandhigi doontaa –Alle Idinki- Xuska Maalinta Kacdoonka Ahlu-sunna Wal-jamaaca. Waxaan soo bandhigi doonnaa Qormooyin Taariikhi ah, War-bixinno xambaarsan macluumaad fara badan iyo wareysiyo aannu la yeelan doonno Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee kacdoonkaas gun-dhigga u ahaa. Waxaan kale oo soo bandhigi doonna dagaalladii ay Culimadu la gashay Khawaarijta, tiradii Kh… Continue

Added by Jamac Maxamed on November 30, 2009 at 11:03am — 1 Comment

Muxiyadin macalim maxamud A/S/C waxaan halkaan salaan aaad u qiimo badan usoo gudbinaaa dhamaan AHLUSUNNAHA KUJIRA webkaan iyo…

A/S/C waxaan halkaan salaan aaad u qiimo badan usoo gudbinaaa dhamaan AHLUSUNNAHA KUJIRA webkaan iyo dhamaan inta tooda kale waxaan idin eeyahey KULU CAAMIN WA ANTUM BIKHEYRIN Continue

Added by Muxiyadin macalim maxamud on November 29, 2009 at 7:26am — No Comments

abdirahman khalif

Continue

Added by abdirahman khalif on November 21, 2009 at 7:20pm — No Comments

abdirahman khalif

Continue

Added by abdirahman khalif on November 21, 2009 at 7:08pm — No Comments

abdirahman khalif

Continue

Added by abdirahman khalif on November 21, 2009 at 7:07pm — No Comments

Admin -- Maryan Fadliga weyn ee ku suga tobonka ugu horreya maalmaha bisha Xajka ( dul Xaj )

Imaamu axmad raximahullaah , waxaa uu ka wariyay saxaabigii jalaailka ahaa ee Cabdillaahi ibnu cumar RCM , in Rasuulka CSWS uu yiri : “ majiraan maalmo camalka wanaagsan looga jacayl badanyahay ama ay uga wayn yihiin Alle agtiisa tobanka maalmood ee oogu horeya dulxijah {bisha xajka} ee badiya Laa ilaaha illallaah , Allahu akbar , wal -xamdu lilaah” Imaam Bukhaari Raximahullaah waxaa uu ka wariyay cabdulaahi ibnu cabaas RCM in Rasuulka CSWS uu yiri : “ majiraan maalmo looga jacayl badanyahay al… Continue

Added by Admin -- Maryan on November 21, 2009 at 3:04pm — No Comments

Admin -- Maryan Caddaynta Xaqqa & Nasiixada Xaq-doonka

Waxaan ku billaabayaa magaca Ilaahey, Salli iyo Salaam tacdiim lala xiriireyna Nabiga suuban, Aalkiisa iyo Asaxaabtiisa dushooda Allaha yeelo. Intaa kadib, Ilaahey hana hanuuniyo, Rilladiisana hana siiyee wuxuu Rususha oo dhan u soo diray, Anbiyada oo dhan u soo bixiyey, Kutubta oo dhanna u soo dejiyey in la hirgeliyo kalimada Taqwa-Laah, oo macneheedu yahay In Ilaahey (SW) laga cabsado oo la fartoomo wixii Alle amaray, lagana fogaado wixii uu reebay. Kelimada Taqwa-Laah Diinta oo dhan iyada a… Continue

Added by Admin -- Maryan on November 21, 2009 at 2:30pm — No Comments

Admin -- Maryan Al Caqiidatu Shaybaaniyyah العقيدة الشيبانية

المؤلف: أبوعبد الله محمد الشيباني

سأحمد ربي طاعة وتعبدا وأنظم عقدا في العقيدة أوحدا
وأشهد أن الله لا رب غيره تعزز قدما بالبقاء وتفردا
هو الأول المبدئ بغير بداية وآخر من يبقى مقيما مؤبدا
سميع بصر عالم متكلم
Continue

Added by Admin -- Maryan on November 20, 2009 at 11:30am — No Comments

Admin -- Maryan Al Caqiidatu Nasafiyyah


Sheekh Abuukar Xasan Maalim

العقيدة النسفية قال النسفي رحمه الله: قالَ أهلُ الحقّ: حقائقُ الأشياءِ ثابتةٌ، والعلمُ بها مُتَحققٌ خلافًا للسوفسطائية. وأسبابُ العلمِ للخلقِ ثلاثةٌ: الحواسُّ السليمةُ، والخبرُ الصادقُ، والContinue

Added by Admin -- Maryan on November 17, 2009 at 11:30pm — No Comments

Muxiyadin macalim maxamud A/S/C

walaalayaal ha ila yaabinina hadii aan casharada aaan tiradii abadiyey khawaarijta nibcaanteeda ayaa ila tagtey marka iga raali ahaada hada kadib insha,alah waan wadi doonaa bukhligooda ay meelaha la taag taagan yihin ayaan idin soo qori doonaa W/S/C W Continue

Added by Muxiyadin macalim maxamud on November 10, 2009 at 8:26am — No Comments

Muxiyadin macalim maxamud ابن تيمية يطعن بالخلفاء الراشدين

ابن تيمية يطعن بالخلفاء الراشدين ابن تيمية يطعن بالخلفاء الراشدين ذكر ابن حجر العسقلاني في الدرر الكامنة (1/153) أن ابن تيمية خطأ عمر ابن الخطاب في شىء وأنه قال عن عثمان أنه كان يحب المال، وأن أبا بكر أسلم شيخا لا يدري ما يقول، وذكر الحافظ أيضا في الدرر الكامنة (1/114) أن ابن تيمية خطأ أمير المؤمنين عليا كرم الله وجهه في سبعة عشر موضعا خالف فيها نص الكتاب، وأن العلماء نسبوه إلى النفاق لقوله هذا في علي كرم الله وجهه، ولقوله أيضا فيه: أنه كان مخذولا، وأنه قاتل للرئاسة لا للديانة. وقد ذكر ابن تيم… Continue

Added by Muxiyadin macalim maxamud on November 10, 2009 at 8:23am — No Comments

Muxiyadin macalim maxamud الرد على ابن تيمية في قوله بقيام الحوادث بالرب

الرد على ابن تيمية في قوله بقيام الحوادث بالرب المقالة الثانية قول ابن تيمية بقيام الحوادث بذات الله تعالى أما قوله بقيام الحوادث بذات الله تعالى فقد ذكره في كتابه الموافقة فقال ما نصه (1): " فمن أين في القرءان ما يدل دلالة ظاهرة على أن كل متحرك محدَث أو ممكن، وأن الحركة لا تقوم إلا بحادث أو ممكن، وأن ما قامت به الحوادث لم يخل منها، وأن ما لا يخلو من الحوادث فهو حادث " اهـ. وقال في موضع ءاخر منه ما نصه (2): "أما الشرع فليس فيه ذكر هذه الأسماء في حق الله لا بنفي ولا إثبات، ولم ينطق أحد من سل… Continue

Added by Muxiyadin macalim maxamud on November 10, 2009 at 8:15am — No Comments

Muxiyadin macalim maxamud الرد على ابن تيمية في قوله ان نوع العالم ازلي

الرد على ابن تيمية في قوله ان نوع العالم ازلي المقالة الأولى قول ابن تيمية بحوادث لا اوّل لها لم تزل مع الله أي لم يتقدم الله جنس الحوادث، وإنما تقدم أفراده المعينة أي أن كل فردٍ من أفرادِ الحوادث بعينه حادث مخلوق، وأما جنس الحوادث فهو أزلي كما أن الله أزلي، أي لم يسبقه الله تعالى بالوجود. وهذه المسألة من أبشع المسائل الاعتقادية التي خرج بها عن صحيح العقل وصريح النقل وإجماع المسلمين، ذكر هذه العقيدة في سبعة من كتبه: موافقة صريح المعقول لصحيح المنقول، ومنهاج السنّة النبوية، وكتاب شرح حديث النز… Continue

Added by Muxiyadin macalim maxamud on November 10, 2009 at 8:13am — No Comments

Muxiyadin macalim maxamud الرد على ابن تيمية في قوله ان نوع العالم ازلي

الرد على ابن تيمية في قوله ان نوع العالم ازلي المقالة الأولى قول ابن تيمية بحوادث لا اوّل لها لم تزل مع الله أي لم يتقدم الله جنس الحوادث، وإنما تقدم أفراده المعينة أي أن كل فردٍ من أفرادِ الحوادث بعينه حادث مخلوق، وأما جنس الحوادث فهو أزلي كما أن الله أزلي، أي لم يسبقه الله تعالى بالوجود. وهذه المسألة من أبشع المسائل الاعتقادية التي خرج بها عن صحيح العقل وصريح النقل وإجماع المسلمين، ذكر هذه العقيدة في سبعة من كتبه: موافقة صريح المعقول لصحيح المنقول، ومنهاج السنّة النبوية، وكتاب شرح حديث النز… Continue

Added by Muxiyadin macalim maxamud on November 10, 2009 at 8:10am — No Comments

Muxiyadin macalim maxamud أدلة شرعية على جواز التبرك بالأنبياء والصالحين وءاثارهم

أدلة شرعية على جواز التبرك بالأنبياء والصالحين وءاثارهم أدلة شرعية على جواز التبرك بالأنبياء والصالحين وءاثارهم فيما يلي بعض اللُّمع التي يُستدل بها على جواز التبرك بالأنياء والصالحين وءاثارهم: 1- الحجر الأسود لذاته حجر مبارك، أصلُه من الجنة، أُهبط مع ءادم عليه السلام، لا يخلق نفعًا ولا ضرًا لأحد، غير أنّ رسول الله صلى الله عليه وسلم بعدما قبّله أصبح الناس يقبّلونه في كل شوط في الطواف، وكانوا ومازالوا إذا ما عجزوا عن تقبيله قبّلوا ما يُشيرون به إليه، وإن كان عصًا أو حديدًا أو يدًا. 2-… Continue

Added by Muxiyadin macalim maxamud on November 10, 2009 at 8:06am — No Comments

Muxiyadin macalim maxamud عدة أدلة عن جواز التبرك و التوسل

عدة أدلة عن جواز التبرك و التوسل قال الله تعالى في سورة القصص{ فَاسْتَغَاثَهُ الَّذِي مِن شِيعَتِهِ عَلَى الَّذِي مِنْ عَدُوِّهِ} قال رسول الله صلى الله عليه وسلم عن بعض أحوال يوم القيامة "إن الشمس تدنو حتى يبلغ العرق نصف الأذن فبينما هم كذلك استغاثوا بآدم ثم بموسى ثم بمحمد فيشفع ليقضى بين الخلق" رواه البخاري في كتاب الزكاة. قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:" حياتي خير لكم تحدثون ويحدث لكم، ووفاتي خير لكم تعرض علي أعمالكم، فما رأيت من خير حمدت الله عليه وما رأيت من شر استغفرت لكم" رواه البزار.… Continue

Added by Muxiyadin macalim maxamud on November 10, 2009 at 8:00am — No Comments

Muxiyadin macalim maxamud عقيدة اهل الحق تنزيه الله عن الحيز و الجهة

عقيدة اهل الحق تنزيه الله عن الحيز و الجهة الحمد لله رب العالمين و صلى الله على سيدنا محمد و على ءاله و صحبه الطيبين الطاهرين أما بعد: يقول الله عز و جل في القرءان الكريم: ﴿ فَلاَ تَضْرِبُواْ لِلّهِ الأَمْثَالَ﴾ و قال عز وجل:﴿ قُلْ هُوَ اللَّهُ أَحَدٌ اللَّهُ الصَّمَدُ لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ وَلَمْ يَكُن لَّهُ كُفُواً أَحَدٌ﴾ و قال سبحانه و تعالى في القرءان الكريم :﴿ وَلِلّهِ الْمَثَلُ الأَعْلَىَ﴾، ويقول الإمام البيهقي في كتابه الأسماء و الصفات: استدل بعض أصحابنا في نفي المكان عنه، أي عن… Continue

Added by Muxiyadin macalim maxamud on November 10, 2009 at 7:53am — No Comments

© 2009   Created by Admin -- Maryan on Ning.   Create a Ning Network!

Badges  |  Report an Issue  |  Privacy  |  Terms of Service

Sign in to chat!