asc waraxma wale waxan ku soo marinayah hawada salata islaamka waxan arkay war bixintada iyo xerta ad ka dirsantahay ooo an ana ka mid ahay xage baad adunka uga noshahay magacaguna wa maxay" iga raali noqo wa wal rabah ilah dartiis in juu kuju barto jogana swedhan
Assalamu Calaykum Warahmatullahi Wabarakatuh. Soo dhawow Wlashay Suufiyo Sheikh Cali Cilmi. Aaad iyo aad baan u mahandanahay inaan nagu soo biirtay. MashaAllah. Waxaan rajayanayaa in aad ka faaidaysatif webkaan khayrka kujira adigana aan kaa faaiidaysano inshaAllah. Soo dhawoow.