Ahlusunnah Waljama'a Network

قال الله تعالى قل هل يستوي الذين يعلمون والذين لا يعلمون

Admin -- Maryan
  • Saint Paul, MN
  • United States
Share 

Admin -- Maryan's Friends

 

Admin -- Maryan's Page

Profile Information

Caqiidadaada Waa maxay?
Ahlusunnah Waljamaacah
Introduction, Aan ku baranee iskukeen sheeg.
Admin,

Comment Wall (77 comments)

You need to be a member of Ahlusunnah Waljama'a Network to add comments!

Join this Ning Network

At 1:30pm on December 20, 2009, Osman S. Hersi said…
Kheyr baan ku rajeeyey ..munaasabadda sanadka cusub ee hijriyada ..kheyr kheyr ku waaar idinka eebbe noloshaada shaqo iyo tan waxbarasho ..aamiin!1
At 1:09pm on December 17, 2009, hamud Sharif Mahat said…
Mahadsanid walaal, ilahay kheyr hakusiiyo,
At 10:55am on December 16, 2009, omar haaji said…
ASC/WR walaal macaan aad ayaan kuugu mahad celinaa sida sharafata leh iigu soo dhawaysay neworka khayrka badan ayaa kuu rajaynaa walaal macaan
At 2:39am on December 16, 2009, Halima said…
ASC WR WB abaayo aad ayaan kuugu mahad celinaa sida sharafata leh iigu soo dhawaysay neworka! Ajir alah ha kaa siiyo webkan khayrka badan ee furtay!
At 10:44am on December 10, 2009, Mahamoud heikh Abdirahman Sheikh said…
Salamu Caleykum Maryan Aad ayaan kuugu mahad celinayaa soo dhaweynta aan igu soo dhaweysay webkan sharafta leh khayr allaha ku siiyo adiga iyo dhammaan xubnaha ka tirsan groupkan
At 5:40pm on December 8, 2009, fadumo cabdi siciid said…
wcs waraxma sh.maryam adaa mudan kun jeer walaashey taasna waa waajib ina wada saaran inaan webka shidno oon ka wada shaqeyno insha allah waana wadna hawsha. maasha allah abaayo dhamaanteen dambigeena allaha dhaafo iyo kan waalidkeenba.
At 3:10pm on December 3, 2009, fadumo cabdi siciid said…
asc wr wb sheekhad maryama iga hano salaan qaali ah bacda salaan sheekh maryam xaalada caafimaad ka sheekee.
At 8:28pm on December 2, 2009, xamuudi said…
walaal maryan waad kumahadsantahay in badan soo dhawayntaada wacan thnks
At 8:15pm on December 2, 2009, saylac muxyadin moalim said…
abaayadiis maryan waad kumahadsantahay sida wanaagsan aad iigu soo dhaweysay
waana kaaga mahad celinayaa soo dhaweyntada qiimaha leh i hope inaan wax badan ka faa,idaysdono haduu alle idmo thnks again maryan
At 5:42pm on December 2, 2009, idi muxidin sh yusuf said…
walaal maryan waad salaamantahay aad iyo aad ayaadna ugu mahadsantahay soo dhawentaada waxaana kuleyahay ajar iyo xasanaad anla soo koobikarin allaha kaa siiyo anagana kuwiikafaaidesta allaha naga dhigo amiin amiiin
At 11:02pm on December 1, 2009, Adanweli Mohamed Guled said…
Abayo waa mahadsantahay already dad badan ayaan ka gartay oo saaxiibaday ah in shaa allaah kuwa badana waa ku soo dari doonaa.
At 7:10pm on December 1, 2009, saacid abdirahman said…
waan ku salamay maryan thxs
At 9:21am on December 1, 2009, as omar said…
maryan waad kumahadsantahay sidii aad iigu soo dhaweysey qolka wana kaa gudoomay adna iga hano taa midlamid ah
At 9:15am on December 1, 2009, Hawa M Husien said…
asc wr wbr abaayo wan ku salaamay waxan rabay in anku weydiiyo kitaabka xayatul islam ayan raba cashirada o buuxdo ina ku shubo marka xogaa isticmalka an garan wayey ee sidee loga tir tira kuba an ku shubay e xayadka waxan raba igu isku adan ina halmar ku dhubee
At 5:25pm on November 30, 2009, yaaska xaaji abu sunnah said…
waa mahadsan tihin dhamantiina sida quruxda badan ee ad igu soo dhaweysen jamacada ahlu sunna walajamace inta an aqliga lahay baa ayaag ayaa idin baray alxamdulilaahi umada diinta ka ben sheegeysana ilaah ha naga qabto ahlu sunna our brother
At 4:02pm on November 30, 2009, Mahad Adan Abdi said…
Maryan, Waad mahasantahay walasheey soo dhaweyntaada aad igu soo dhaweysay Network-ga Ahlu-sunnah Waljamaaca.
At 6:10pm on November 29, 2009, jaabir axmed Mo'alin said…
walaal maryan ad iyo aad ugu mahad san tahey sida qimaha badan isoo dhaweysey thnxx sis
At 12:44pm on November 29, 2009, fardowsa sh xasan sh yuusuf said…
asc. walaal maryan aad ayaad ugu mahadsan tahay soo dhoweyntaada qaaliga ah iinsha alaah waxaan filayaa inaan ka faaideysan doono wax badan ajir iyo xasanaad aan la soo koobi karin ayaan kuugu duceeyey abaayo
At 4:50pm on November 28, 2009, Maxamud Xaji ibrahim said…
Asc walal wan dhawahay maryan Alle janadiisa hanagu dhaweeyo kulugeena Aaamin
At 11:16am on November 25, 2009, Hassan Mohamed Afrah said…
Abaayo Waan Kaa qaaday Salaanta Waxaan aad ugu faraxsanahay maanta in aan ehelkeygi runta ahaa aan ku soo biiray waana allah mahadii

Latest Activity

2 hours ago
waa arin lagu farxo shirweynaha waxaan rajeyneynaa guul inuu ilaah nooga dhigo aamiin waana hambalyeyneyna
2 hours ago
3 hours ago
Admin -- Maryan added a discussion
Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed ee Ahlu-sunna Wal-jamaaca uga socda Magaalada Caabudwaaq ayaa waxaa laga soo dhaweeyey Dhammaan Goballada Soomaaliya oo dhan. Shirkaan oo furmay 18kii bishaan December, oo weli ka socda Magaalada Caabudwaaq ayaa wa…
4 hours ago
4 hours ago
4 hours ago
4 hours ago
4 hours ago
ibrahin osman and Admin -- Maryan are now friends
19 hours ago
A blog post by Admin -- Maryan was featured
Waxaa qoraalkaan muhiimka ah Noo soo diyaariyaya Ustaad/Osman S.Hersi (Phoilosoph) ilaahbaa mahad leh..allahaasoo kareeban in jiho ama jismi loo yeelo amaloo ekeysiiyo uunkiisa ..nabad iyo naxariis nabi maxamed korkiisa allaha kayeelo iyo asxabti…
20 hours ago
Admin -- Maryan added a blog post
Waxaa qoraalkaan muhiimka ah Noo soo diyaariyaya Ustaad/Osman S.Hersi (Phoilosoph) ilaahbaa mahad leh..allahaasoo kareeban in jiho ama jismi loo yeelo amaloo ekeysiiyo uunkiisa ..nabad iyo naxariis nabi maxamed korkiisa allaha kayeelo iyo asxabti…
20 hours ago
20 hours ago
20 hours ago
20 hours ago
20 hours ago
yesterday
Ameen Ya Allah! Ilaahay Khayrka sanadka cusub ha ina siiyo!
yesterday
Asalamu Calaykum dhamaan ! Munaasabada Sanad-ka Cusub ee Hijriga . Hanbalyo. 1431.Hj. Allah Nabad Siiyo Umada Somali Barwaqo iyo Horumar Gaarsiiyo..Aamiin.
on Saturday
waa Barta kulankee Guud, waxa uuna U furanyahay dhamaan Xubnaha ku jira Isku Xeraha Ahlusunna waljama! .. meeshaan Wixii Afkaartiina Ah Ayaad ku soo Gudbin Kartaan... Mahadsanidiin.
on Saturday
Amaanka ayaa la sugayaa MashaAllah
on Friday

Admin -- Maryan's Blog

Admin -- Maryan

Su'aalihi Bilihii Hore iyo Jawaabohoodii

Posted on December 3, 2009 at 3:32pm —

Admin -- Maryan

Caddaynta Xaqqa & Nasiixada Xaq-doonka

Posted on November 21, 2009 at 2:30pm —

Admin -- Maryan

Al Caqiidatu Shaybaaniyyah العقيدة الشيبانية

Posted on November 20, 2009 at 11:30am —

 
 
 

© 2009   Created by Admin -- Maryan on Ning.   Create a Ning Network!

Badges  |  Report an Issue  |  Privacy  |  Terms of Service

Sign in to chat!