Assalaamu Calaykum, Sheikh Harari. Salaam ka bacdi maalmahaan waa lagu waayay. Awal mar mar baa online lagugu arki jiray. Waxaan rajaynayaa inaad caafimad qabtid.
Asalamu Calaykum Waraxmatullah Mudane Harari !
Ku Soo dhowow Hoyga Ahlusunnah ee isku Xirka iyo kheyraat-ka.
waad ku Mahadsantahay inaad ku Soo Biirtay meeshana iftiimisay.
waxana kaa sugaynaa inaad nooga Faaideyso Aqoontaada iyo Aragtidada.
Allah ku siiyo kheyr Badan.
Assalaamu Calaykum. Harari soo dhawoow walaalkey. Waxaan kuu rajaynayaa inaad ka faaidaysatid khayrka ka socda webkaan niga aad khayrka dhinacaaga kaga soo dartid. Sida loo isticmaalo websiteka hadii aad rabtis inaad wax ka ogaatid, fadlan fiiri dhinaca bidix ee bogga hore. Mar labaad soo dhawoow