Ahlusunnah Waljama'a Network

قال الله تعالى قل هل يستوي الذين يعلمون والذين لا يعلمون

Maryan Mohamed
  • Saint Paul, MN
  • United States
Share 

Maryan Mohamed's Friends

Maryan Mohamed's Discussions

Mustaqiim: Culimada Ahlu-Sunna Wal-jamaaca oo soo saarey baaq ku wajahan xaallada Soomaaliya ay maanta mareyso

Culimada Soomaaliyeed ee Ahlu-sunna Wal-jamaaca ayaa soo-saarey baaq dheer oo ay uga hadleen xaalladda Gurracan ee ay Soomaaliya ku jirto hadda. Baaqaan ay Culimadu soo-saareen ayaa waxay kaga hadle…

Started Nov 4

Mustaqiim: War Deg-deg ah: Ciidamada aagga hore ee Ahlu-sunna Wal-jamaaca oo maanta hilfaha u qaaday koox khawaarij ah oo lagu arkey aagagaarka Magaalada Galqoryaale

Xoogagga Ciidamada Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee aagga hore difaaca kaga jira ayaa maanta weerar lixaad leh ku qaadey koox Khawaarij ah oo lagu arkey meel u dhaw Magaalada Galqoryaale ee Gobalka Galguduu…

Started Nov 4

Gabaygii C/Qadir Qoslaaye Shaxbal
1 Reply

Curiye: Sh. C/Qadir Qoslaaye Shaxbal shaxbal15@hotmail.com Ashahaado la dirirkii la waa aragtidoodiiye Ayagaba amuur baa heshoo aabi laga raacye Aflibaax inay galeen uunku wada sheegye Altallarig…

Started this discussion. Last reply by fadumo cabdi siciid Nov 5.

Gabay Soomaaliada ka Hadlaya Waxaa tiriyay Gabyaagii Cismaan Keenadid
1 Reply

Cismaan oo ahaa ahaa abwaan mufakir ah aadna looga yaqaan geyiga Soomaaliya caana kua ahaa ururinta suugaanta Soomaalida ayaa tiriyey gabaygan guubaabo gumeysi-diid iyo xornimo-doon ah oo uu soomaali…

Tagged: Gabay

Started this discussion. Last reply by Admin -- Maryan Nov 3.

 

Maryan Mohamed's Page

Calender

Latest Activity

yesterday
yesterday
yesterday
yesterday
yesterday
yesterday
on Wednesday
November 16
November 15
November 15
November 15
maasha allah waa gabay aad u wanaagsan.ducada sheekhana aamiin ayaan u leenahay insha allah ilaheyna waa inaga aqbali.
November 5
Happy November 3 dhamaan ahlusunnah
November 4
Maryan Mohamed added 4 discussions
November 3
Mohammed Artan and Maryan Mohamed are now friends
November 3
November 2

Comment Wall (15 comments)

You need to be a member of Ahlusunnah Waljama'a Network to add comments!

Join this Ning Network

At 5:57am on November 16, 2009, Mohamed Jama Egal said…
As/c/w/ Salam kadib waa umahad celinayaa culumada ehlusunah ilaahay na kor hakayeelo Aamiin Aamiin Aamiin waxaa kale oo idinku boori nayaa jihaadka inlawado & bidcada ley tooda halawado /
At 9:10pm on November 2, 2009, nasiib ali said…
Culumada Ahlusunna waljamacaa iyo dhammaan Bahweynta Ahlusunna Meel kasta oo aay Dunida ka joogaan waxeey maantay u dabbaal degayaan Maalintaan Qiimaha leh oo ah Maalintii aay Culumada Ahlusunna waljamaaca u istaageen Hubkana u qaateen sidii aay Ummaddooda Soomaaliyeed ee 100% Muslimka ah isla markaasna Heysta Madhabka Shaaficiyada uga Xoreyn lahaayeen Khawaarijta Dhoofiska ah ee ku soo duushay Dalkooda iyo Diinkooda isla markaasna Xalaaleysta Naftooda iyo Maalkooda.



Akhristoow sida aad la socotaba Culumada Ahlusunna waljamaaca ma aheyn lagumana aqoonin Dagaal iyo hurin Colaadeed sida Khawaarijta Wahaabiyada Magacyada badan ee Mooryaan gerreyda Magaca Diinta ku doonaya Xukun iyo in aay Waddanka u gacan geliyaan Dad Ajaanib ah oo Waddamadoodii ku noolaan waayey , kuwaas oo isugu jira Daroogiistayaal, Gacma ku dhiiglayaal iyo wixii la mid ah Dhammaantoodna laga soo wada masaafuriyey Waddamadii aay u dhashaaeen Akhlaaq Xumo aawgeed balse Culumadu in aay Hubka qaataan waa mid aay ku khasbanaayeen waayo Culumadu waxeey u adkeysan waayeen Dilalka joogtada ah ee aay Khawaarijta Mooryaan gerreydu ku hayeen Culumada , Cuqaasha, Saraakiisha , Aqoonyahanada iyo dhammaan Waxgaradkii Ummadda Indhaha u ahaa iyada oo Aakhirkiina laga khuustay in lagu Cibaadeysto Masaajidadii ka dib markii Masaajidadii noqdeen halka aay ka kaluumeystaan Khawaarijta iyaga oo kuwii Qubuuraha ku jirayna Lafahoodii lal soo baxo oo la beec geeyo.
At 8:15pm on October 27, 2009, maxmed cabdikhaliif said…
Amaan Maryan adigana khayr ilaahay haku siiyo
At 2:38pm on October 23, 2009, Hashim sheikh yusuf said…
waad mahadsantahay maryan mohamed waad na soo dhawaysay ILAAHAY ha ku dhaweeyo and.......
At 6:12am on October 23, 2009, Nabaddoon gave Maryan Mohamed a gift
Asalamu Calaykum Maryan! waad ku mahadsantahay Dadaalkaga Ballaran. Hadana siiwad oo ha daalin . Allah ku Darajeeye.
From the Gift Store
At 7:58am on October 22, 2009, said ali abdi said…
ASC. Maryan Mahamed Osman see tahay walashayda Qaaliga ahey waa Sayid cali sheikh Cabdi Xaalka ka waran Guud iigu soo dir inboxka Cafimaadkaaga iyo xaalkadaada guud ahaaneed
At 9:36pm on October 21, 2009, nasiib ali said…
asc maryan
At 7:17pm on October 21, 2009, someone gave Maryan Mohamed a gift
Salaan Gudoon! Dadaalkaaga Ayaa kuugu Dooranaynaa Boqoradeena ee Si wanaagsan u Gudoon.
From the Gift Store
At 12:11pm on October 19, 2009, shariif shire ahmed said…
maryama waan ku salamay walaashey maxaa maalmahaan laguma arag caafimaadkaaga
At 6:32pm on October 14, 2009, Dahab said…
ASC! aboyo waan ku salamay. aad iyo aad ayaan ugu farxsanhay website kan. manshallah!

Profile Information

Introduction, Aan ku baranee iskukeen sheeg.
.

Maryan Mohamed's Photos

Loading…
 
 
 

© 2009   Created by Admin -- Maryan on Ning.   Create a Ning Network!

Badges  |  Report an Issue  |  Privacy  |  Terms of Service

Sign in to chat!