Ahlusunnah Waljama'a Network

قال الله تعالى قل هل يستوي الذين يعلمون والذين لا يعلمون

Asbuuciiba waa 10 su'aalood. Jawaabaha isbuuca xiga ayaan soo daabacaynaa inshalAllah.
Qof walba oo garanaya ayaana ka jawaabi kara. Hadii qof kaa horeeyay uu su'asha ka jawaabo fadlan jawaabtaada soo daabac waxaa lagayaaba qofka kaa horeeya inuu jawaab qaldan dhiibay
Hadii aad ka jaaabaysid su'aasha fadlan box ka hoose ku qor.
kadib jawaabahaagu anaga ayay nasoo garyaan marka hore ayadoon lasoo daabicin.
Ka jawaab intii aad garanaysid 1 2 3 intii aad taqaanid.
Hadii aad doonaysiid faahfaahin kusaabsan sidaad jawaabta u daabici laahayd fadlan NALASOO XIRIIR.

Share

Reply to This

Replies to This Discussion

Maasha Allah . Mahadanid Admin!
Waa Qaab Heer Sare Ah . Allah ku Siiyo kheyr Badan.

Reply to This

RSS

© 2009   Created by Admin -- Maryan on Ning.   Create a Ning Network!

Badges  |  Report an Issue  |  Privacy  |  Terms of Service

Sign in to chat!